Erayo Jacayl
🫦❤️🔥 Boqorkaygii, caawa waxaan rabaa inaan gacmahaaga ku dhex jiro, indhahaaga eego, oo aan si tartiib ah kuu dhunkado. Waxaan rabaa inaad dareento sida aan kuu jeclahay iyo sida aan kuugu xiisay. Adiga ayaa ah ninka qalbigayga iyo dareenkaygaba leh. 🔥💋
