CISHQI← Erayo Jacayl

Erayo Jacayl

❤️ Boqorkaygii, uma baahni hadiyado qaali ah si aan farxad u dareemo. Inaad gacantayda qabato oo aad igu tiraahdo waan ku jeclahay ayaa igu filan. 😘

Erayo Jacayl – CISHQI